25.3 C
Mogadishu
Saturday, September 25, 2021

AMISOM iyo milatariga Soomaaliya dajiyay qorshe midaysan oo ay ku wajahayaan Al Shabaab.

Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ee (AMISOM) iyo Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee (SNA)...

SOMALI NEWS

BAROORDIIQ: General Maxamed Nuur Galaal

Waxaan, aniga - oo aad iyo aad uga tiiraanyeysan - ka tacsiyeynayaa geerida General Maxamed Nuur Galaal, oo galabta ay gacan ka gardarrani ku...

ARTICLES

Shidaalka Somalida iyo Xaraashka Maanta. khatar.

Shidaalka Somalida iyo Xaraashka Maanta. khatar Waa Qoraal aad muhim u ah in aad Akhriso, haba kugu dheeraadee, Fadlan haka caajisin si aad u ogaato...

Xaldoon Entertainment

Madaxweynaha Puntland oo sheegay in ay dib u howlgaliyaan Dugsiga Booliiska...

Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo xalay ku hoyday Degmada Carmo ayaa sheegay in maamulkiisa uu dib usoo nooleynayo Ciidamadii lagu tababari jiray...

Ciidanka Dowladda oo dhaqdhaqaaqyo ciidan ka wada Koofur Galbeed Soomaaliya.

Ciidanka Xoogga dalka ee deegaanada koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa wada Qorshayaal kala duwan kuwaas Maleeshiyaadka Al Shabaab looga saarayo deegaanada ay ku sugan yihiin...

EDITOR PICKS