war si wadajir ah usoo saareen beesha caalamka oo ay kamid yihiin Marekan iyo Europe ayaa si ween loogu taageray talaabadu uu qaaday raisal wasaare Cali Xasan Kheere taas oo looga danleyahay In lagu ogaado ciidanka saxda ah oo ay dowlada ledahay isla markaana looga hortago musuq maasuq lagu sameeyo mushaaraadka ciidanka.
dowladda Somalia ayaa sheegtay ciidan 9 000 kabadan inay mushaar ka qaadanayen dowlada kuwaas oo aan aheeyn ciidan dowlada si toos ah u hoos tagayay.
talaabadaan ay beesha caalamka qaaday ayaa waxa ay dowlada taagero iyo niyad wanaag karib culeesyo aad ubadan oo ay kala kulmeesay ciidamo soo gadooday iyo waliba siyaasiyiinta mucaaradka ah.