AQIRO: Magacyada iyo Qabiilada Gudoomiyayaasha cusub ee degmooyinka gobolka Banaadir.

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa xilalki ka qaaday qaar kamid ah Gudoomiyayaasha degmooyinka gobolka Banaadir, halka kuwo kalena uu isku shaandheyn ku sameeay ama xilalkii uu isugu bedelay.

Warbaahinta Xaldoon.Net, ayaa ogaatay magacyada Gudoomiyayaasha cusub, degmooyinka lagu kala qoray iyo Qabiiladooda:

Abuukar Axmed, waxaa loo magacaabay Gudoomiyaha Dharkiinleey ee gobolka Banaadir, Qabiilkiisa waa Xawaadle.

Image may contain: 1 person, text

C/raxmaan Cali, waxaa loo magacaabay Gudoomiyaha degmada Wadajir ee gobolka Banaadir, Qabiilkiisa waa Daa’uud Abgaal.

Image may contain: Ismaaciil Cabdi Cali, sitting

Sabaax C/llaahi Asad, waxaa loo magacaabay Gudoomiyaha degmada C/Casiis, Qabiilkeeda Waa Majeerteen.

Image may contain: 1 person, smiling

Cabdi Raxmaan Siid Cali, waxaa loo magacaabay Gudoomiyaha degmada Shibis, Qabiilkiisa wa a Biimaal, waxaa laga soo wareejiyay degmada Dharkiinleey, waxaana xilkiisa cusub looga qaaday Marwo Safiya Xasan Shiikh Cali Jimcaale oo Xawaadle ah.

https://xaldoon.com/wp-content/uploads/2019/03/

Abshir Maxamuud oo loo yaqaano Abshir Kaaraan, waxaa loo magacaabay Guddoomiyaha degmada Kaaraan, Qabiilkiisa waa Abgaal Reer Mataan, waxa uu hore u ahaa guddoomiye ku xigeenka dhinaca Amniga ee degmada Heliwaa.

Image may contain: 1 person

Sidoo kale waxaa xilka laga qaaday Gudoomiyaha degmada Howlwadaag C/Kariin Cali Kaar oo hore u soo noqday Suxufi Caan ah, Inkastoo wali aynaan ogaanin cida lagu bedelay.