Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay u diyaargarowday Duufaannada.

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay heegan gelisay dhamaan laamaha gurmadka iyo ka jawaabidda xaaladaha deg degga ah.

War- ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay la socodsiineyso dadweynaha iyo Hay’adaha samafalka in la saadaalinayo roob cusub oo saameyn ku yeelan kara degaannadii hore ay saameeyeen Fatahaadaha kuwo cusubna sameyn kara.

Hoos ka aqriso.

Image may contain: text