Madaxweyne Xaaf oo shaaciyay liiska Xildhibaanada Galmudug.

Gudiga doorashada Galmudug ee uu magacaabay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa soo saaray liiska Baarlamaanka 2-aad ee Galmudug.

Liiskaan oo ka kooban 68 Xubnood ayaa guddigu sheegeen in ay sugayaan 20 Xildhibaan ee Ahlusunna ka imaanaya iyo hal xildhibaan oo kale.

Halkaan ka Aqriso.