Madaxweyne xaal qaado !.

 

Dad badan oo aan aniga ka mid ahay Waxaan Fahan qaldan ka haysanay Qaabka uu hadlay Madaxweyne Qoorqoor Furitaankii Shirkii Dhusamreeb 3 anagoo ka eegaynay Maqnaashiyaha Shirka Madaxda labada maamul

hase ahaatee waxaa dib ka soobaxday in Madaxweyne Qoorqoor uu dadaal aad u Farbadan galiyay In shirka qeyb ka noqdaan maamulada ka maqnaa

Madaxweyne Ahmed wuxuu Shacabka Reer Galmudug u soo hooyay Guul aad u weyn taas oo ah in Masiirka Soomaliya lagu Gorfeeyay Golal la dhigay Galmudug Aduunka oo idilina uu kusoo jeediyay Caasimada Galmudug ee Dhusmareeb

Mudo kooban oo uu Madaxweyne Qoorqoor joogo Xafiiska wuxuu qabtay wax aad u weyn waxaana maanta Dhusmareeb noqtay Jihada Siyaasada Soomaliya

Taageeryaasha Madaxweyne Qoorqoor Ayaa u arka in Guushan ay tahay Mid aan Horay u soo hooyin madaxdii ka horaysay.

 

WQ. Afhayeenki Hore Galmudug Abdulahi Haashi Farah