Wasiirka Amniga Soomaaliya Xasan Hundubey, ayaa maanta la kulmay Safiirka UK ee Soomaaliya.
Waxay ka wada hadleen Amniga doorashooyinka iyo arrimaha kale ee muhiimka ah ee Amniga Dalka iyo dhinacyada iskaashiga 2da dal.
Wasiir xundubeey ayaa ku adkeeyay safiirada in loo baahan yahay in uk ay ka qeyb qaadato amniga doorashooyinka dalka.
