Nabadoon Aadan Abshir Maadey oo lagu dulay Afgooye.

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dil qorsheysnaa oo ay maanta koox hubeysan ka geysatay degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose.