Horaanti sandkii hore 15 maarso 2022 ayaa loo doortay kursiga xildhibanimo ee Golaha shacabka taasoo u aheed dadka ku arbtirsada kursiga hop021 ififaalo wangaasan madaama dhiig cusub ku soo biiray xildhibanada degaan doorashadooda tahay Xaradheere.
Xildhiban Culusow ayaa durbadiiba bilaabay la tashiyo uu reerka uu la sameenaayo taaso reerka 20 Sano ee ugu dambeysay matalaad fiican aysan ku laheen goleyaasha dowladda walow la isku dayaayey in xildhibanka la qabto lugaha madaamo uu ahaay nin dhalinyaro ah oo firfircoon isbadal wanaagsan neh keeni karo.
2 Agusta ayuu ka mid noqday Golaha wasiirada ee xukuumada hada jirta asigo Ra’isul wasaare Hamza Abdi Barre ku soo xushay aqoontiisa iyo firfircoonidisa taaso suurta galisay in loo magacaabo wasiir kuxigenka wasaarada boostada iyo isgaarsiinta.
Wasiir culuzow ayaa si dhab ah hardan adag ugu galay xurtiisa Deegaan doorashada oo runtii mudo 15 Sano ah aan arkin neecawda dowladnimo asigo kulan balaaran uu asiga uu hogaaminaayo iskugu keenay saraakiisha ka soo jeedo deegaanka si looga tashado qaabkii deeganadaas looga xorayn lahaa taaso ahyd hoowshii ugu cusleed oo dhan dhaqaaale iyo mid tafaraaruq beeshu la daaladhaceysay taaso beesha kaliyah u baahneed qof si hufan u hogaamiyo si eey deeganadeeda u xureeysato.
Wasir Culusow ayaa guutadii ugu horeeysay ka sagootiyey garoonka Muqdisho ayagoo ka dagay caasimada gobolka mudug ee gaalkacyo ka fib guutadii ugu dambeysay uu asiga hogaaminayo ayaa ka dagay Gaalkacyo ka Dib waxa si dhab ah loogu ruuqaansaday deeganada ee beesha dagto.
16 January 2023 ayaa gacanta lagu dhigay deegaan xeebeedka Xaradheere taaso 15 Sano dadkeedu eeysan arkin neecawda dowladnimo.
Wasiirka ayaa dhalinyarada beesha ee waxbaratay shaqo la raadiyo asigo dhamaan u furay inoo qaabilo si inta karaankiisa ah uu fursadaha shaqo ee dowlada ka jiro uga soo dhiciyo madaama uu matalo dhalinyaradas.
Wasir Culusow ayaa juhdi badan ku baxshay si loo helo beesha xilaalka uga maqan dowlada dhexe walow xildhibanadi isku deegaan doorashada ahaa yeen gacan bidixeenayaan Soomalidu horay waxa ay horay u tiri far kaliyah fool ma dhaqdo ee gacmo wadajir beey wax ku gooyaan wasirka mudadi halka Sano eheed xilka hayeey waxbadan waa u qabsoomeen kuwo kale oo badan neh waa u dhimanyihiin.