26.4 C
Mogadishu
Monday, June 5, 2023

Laftagareen oo shaaciyay arrin yaab leh oo uu sameeyay intii ay socotay doorashada dadban,

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) oo shir jaraa’id ku qabtay Baydhabo ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo lama...

Museveni oo shaaciyay tirada askarta looga dilay weerarkii Buulo-Mareer.

Madaxweynaha dowladda Uganda Yoweri Museveni ayaa mar kale ka hadlay weerarkii xooganaa ee todobaad ka hor lagu qaaday saldhig ay ciidankiisa ku leeyihiin magaalada...

Wasiir Culusow sanad ka dib maxaa uga hirgalay shaqadii laga sugaayay?

Horaanti sandkii hore 15 maarso 2022 ayaa loo doortay kursiga xildhibanimo ee Golaha shacabka taasoo u aheed dadka ku arbtirsada kursiga hop021 ififaalo wangaasan...

31,688 Arday oo maanta u fadhiisatay Imtixaanka fasalka 8aad ee Dugsiga Dhexe.

Guddoomiyaha maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa maanta daahfuray Imtixaan sanadeedka Dugsiga Dhexe (Fasalka 8aad) oo ay u fadhiisteen...

Al-Shabaab oo weerar culus ka fulisay gudaha Kenya.

Wararka naga soo gaaraya gobolka Waqooyi Bari ayaa sheegaya in xoogag ka tirsan Al-Shabaab ay saacadihii lasoo dhaafay weerar culus ka fuliyeen qaybo ka...

Musuqmaasuqii sababay in ciidanka Uganda lagu laayo Buulo-Mareer oo la soo bandhigay?

Madaxweyne Museveni ayaa ku eedeeyay weerarkii dhawaan lagu qaaday xerada ciidamada Uganda ee Soomaaliya in ay ka danbeeyeen askar aan si fiican ugu tababaran...

Xamza oo amar cusub kusoo rogay wasiiradda DF ka hor wejiga labaad ee dagaalka.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre oo war cusub kasoo saaray sugidda amniga iyo dagaalka Al-Shabaab, ayaa shaaciyay in dhawaan xukuumaddu...

Cabdiraxman Cabdishakuur oo ka hadlay heshiiskii golaha wadatashiga qaran.

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo haatan ah ergayga gaarka ah ee madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha bani’aadanimada ayaa warqad ku taariikhaysan 29-ka May, 2023...

Deni oo iska fogeeyay qodobadii ka soo baxay shirka golaha wadatashiga qaran.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntalnd, Mudane Saciid Cabdullahi Deni ayaa markii ugu horreysay si faah-faahsan uga hadlay heshiiska Golaha Wadatashiga Qaran ee 27-kii bishaan lagu...

Maxaa ka soo kordhay weerarkii deegaanka Masagawaa ee gobolka Galgaduud?

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar xoogan oo ay saaka Al-Shabaab ku qaadeen deegaanka Masagawaa oo ka tirsan gobolka Galgaduud, kaas oo ay...