ATMIS ‘oo ka aar-gudatay’ Al-Shabaab kadib weerarkii magaalada Buulo-Mareer.
Taliska guud ee ciidamada howlgalka ATMIS ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay kasoo aarguteen Al-Shabaab oo Jimcihii lasoo dhaafay weerar culus ku qaaday...
Danab oo soo bandhigtay hal fursad oo u hartay Khawaarijta Al Shabaab.
Taliska Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka ayaa sheegay in waqtiga dhow ay soo afjari doonaan maleeshiyada Al-Shabaab ee dalka ka dagaalama.
Taliye ku-xigeenka Kumaandooska...
UN-ka:-Turkigu waxa uu ku xad-gudubay cunaqabateynta hubka Somalia
Qaramada Midoobay oo warbixin cusub soo saartay ayaa ku eedeysay dowladda Turkiga inay ku xad-gudubtay cunaqabateynta hubka ee saaraan Soomaaliya, waxayna shaacisay inay ku...
Soomaaliya oo kumanaan ciidan ah u dirtay dibadda si ay tababaro ugu qaataan.
Dowladda Soomaaliya ayaa kumanaan askari u dirtay dalalka saaxiibka la ah, si ay u xoojiso ciidamada xoogga dalka ee dagaalka kula jira Al-Shabaab, sida...
Shirka wadatashiga madaxdii hore iyo siyaasiyiinta oo ka furmay Muqdisho.
Shirka Wada-tashiga Madaxdii hore iyo siyaasiyiinta ayaa goordhow si rasmi ah uga furmay hoteelka Decale ee magaalada Muqdisho.
Shirkan oo uu shir-guddoominayo madaxweyne Xasan Sheekh...
Xaalad kala qeybsanaaneed oo soo wajahday hoggaamiyayaasha ugu sarreeya Al-Shabaab.
Xaalad kala qeybsanaaneed ayaa soo wajahday ururka Al-Shabaab, gaar ahaan hoggaamiyaha Ururkaasi Axmed Diiriye Cali. (Abuu Cubeyda), iyo garabka uu hogaamiyo Mahad Karatee, madaxa...
Horjoogayaal ka tirsan Daacish ‘oo isku soo dhiibay’ Puntland iyo ajaanib ku jirta
Ciidanka Booliska Puntland ayaa soo bandhigay sagaal horjooge oo ka tirsanaa kooxda Daacish-ta Soomaaliya, kuwaasi oo isku soo dhiibay ciidanka maamulkaasi.
Taliska qeybta ciidanka Booliska...
Qormo xasaasi ah: Amniga geeska Afrika wuxuu u baahan yahay Somaliya oo xasiloon.
Danjiraha Jabuuti u jooga Sacuudiga, Ambassador Diya’udiin Saciid Bamakhrama ayaa waxa uu hadalkaasi ku sheegay Maqaal dheer oo uu maalintii Arbacada ee shalay (1-dii Luulyo) ku...
Maxay tahay sababta loo dhacay agabka doorashada ee Puntland?
Wararka naga soo gaaraya gobollka Nugaal ayaa sheegaya in ciidamo hubeysan ay dhaceen qaar kamid ah sanaadiiqda cod-bixinta doorashada Puntland oo la filayo inay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo u safraya Jabuuti iyo u jeedkiisa.
Madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saacadaha soo socda u baxayo safar dibadeed, sida ay innoo sheegeen ilo...