Khilaaf xooggan oo ka dhex qarxay Deni iyo ku xigeenkiisa Karaash.
Madaxweynaha dowlad-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay kulan xasaasi ah la yeeshay madaxweyne ku-xigeenka maamulka Axmed Karaash iyo gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka...
Muqdisho:-Ciidamo badan oo ku dhintay weerar laga qaaday xerada milatari.
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax ismiidaamin ah barqadii maanta oo isniin ah ka dhacay afaafka hore ee dugsiga Jaalle Siyaad ee magaalada...
Saddex arrin oo muhiim ka dhigaya qorshaha socda ee Soomaaliya iyo Ruushka.
Dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si ficil ah u billowday soo celinta xiriirka Soomaaliya iyo Ruushka. Labadaan dal oo ay u dhaxeeyaan dhacdooyin...
Wasiir hore oo caawa lagu dilay magaalada Muqdisho.
Kooxda Al-Shabaab ayaa magaalada Muqdisho ku dhex dishay wasiir hore oo ka tirsanaa maamulka HirShabeelle, sida ay Xaldoon Media u sheegeen eladiisa. Dilka ayaa...
Shirka wadatashiga madaxdii hore iyo siyaasiyiinta oo ka furmay Muqdisho.
Shirka Wada-tashiga Madaxdii hore iyo siyaasiyiinta ayaa goordhow si rasmi ah uga furmay hoteelka Decale ee magaalada Muqdisho.
Shirkan oo uu shir-guddoominayo madaxweyne Xasan Sheekh...
Garaad Jaamac oo furin cusub ku furay SSC, dalbana in xukunka laga tuuro DFS.
Gaaraadka guud ee SSC, Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya usoo jeediyay in mooshin deg deg ah uu ka keeno madaxweyne Xasan...
Villa Soomaaliya oo soo faro-gelisay xiisadda Baarlamaanka.
Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa waxaa haatan ka socda dhaq-dhaqaaq siyaasadeed oo ka dhashay xiisadda xoogan ee hareysay Baarlamaanka Soomaaliya oo Sabtidii ku...
Saddex arrin oo sabab u ah in shaqada laga cayriyo wasiirkii Maaliyadda.
Habeen hore waxaa shaqada laga eryay Wasiirkii Maaliyadda dowladda federaalka ah Dr. Cilmi Maxamuud Nuur.
Marka la eego dhacdooyinkii socday maalmahan dadka qaarkii waa filan...
Xiisad ka taagan deegaan ay DF ka dhiseyso garoon diyaaradeed cusub.
Xiisad culus ayaa ka taagan deegaan lagu magacaabo Haabaay oo hoos taga degmada Warsheekh ee gobolka Shabeellada Dhexe, taas oo ka dhalatay qorshe ay...
Horjoogayaal ka tirsan Daacish ‘oo isku soo dhiibay’ Puntland iyo ajaanib ku jirta
Ciidanka Booliska Puntland ayaa soo bandhigay sagaal horjooge oo ka tirsanaa kooxda Daacish-ta Soomaaliya, kuwaasi oo isku soo dhiibay ciidanka maamulkaasi.
Taliska qeybta ciidanka Booliska...