29.1 C
Mogadishu
Friday, March 29, 2024

Puntland amartay in lasoo xiro lataliyaha Xasan Sheekh iyo mas’uuliyiin kale.

Xeer ilaaliyaha guud ee Puntland, Mudane Axmed Maxamed Yuusuf (Taaran) oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Garoowe ayaa ka hadlay dhacdadii habeen hore ka...

Mareykanka oo dhinacdyada Itoobiya ugu baaqay inay si degdeg ah u joojiyaan dagaalka sokeeye

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa bayaan uu soo saaray fiidnimadii Jimcaha ku celiyay mowqifka Maraykanka, isagoo sheegay inay uu aad uga...

Warshiikh Waa Magaalo Ceynkee Ah ?

Magaalooyinka ku yaalla xeebaha Soomaaliya waa ay ka fac weyn yihiin magaalooyinka kale ee dalka sida ay taariikhdu qoreyso waxana magaalooyinka ku yaalla xeebaha...

Muxuu yahay ninka is qarxin rabay ee la waydiiyay in uu tukado iyo jawaabta...

Taliyaha Ururka 9-aad ee ciidanka Kumaandooska Gorgor ayaa khudbad dardaaran ah u jeediyay ciidamada uu xukumo ee ku sugan jiidda hore dagaalka lagula jiro...

Dowladda oo dalka dib ugu soo celineysa ciiidamo ku maqan dalka Eritrea.

Dowladda Federaalka ayaa waddo qorshe ay dalka dib ugu soo celineyso ciidamada muddada dheer tababarka ugu maqan dalka Eritrea. Ciidamadan oo illaa shan kun oo...

Dagaal culus oo ka qarxay Garoowe iyo wararkii ugu dambeeyay.

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal goordhow ka qarxay gudaha magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal, kaas oo u dhexeeyo ciidamada ammaanka Puntland...

Afar carruur walaalo ah oo ku geeriyooday Shangaani.

Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dhacdo xanuun badan oo xalay ka dhacday degmada Shangaani ee gobolka Banaadir, taas oo ay ku geeriyoodeen afar...

Guddoomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshada Wanlaweyn oo la dilay.

Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in xalay gobolkaas lagu dilay guddoomiye ku xigeenkii arrimaha bulshada ee maamulka degmada Wanlaweyn, Marxuum...

Xiisad ka taagan deegaan ay DF ka dhiseyso garoon diyaaradeed cusub.

Xiisad culus ayaa ka taagan deegaan lagu magacaabo Haabaay oo hoos taga degmada Warsheekh ee gobolka Shabeellada Dhexe, taas oo ka dhalatay qorshe ay...

Waa tuma ergeyga cusub ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya?

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey, António Guterres, ayaa ergey cusub u soo magacaabay Soomaaliya. Catriona Laing oo u dhalatay dalka UK ayaa noqon doonta madaxa...