28.9 C
Mogadishu
Tuesday, March 19, 2024

Somaliland oo ku goodisay dagaal ka dhan ah Khaatumo.

Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa sheegaya in abaabul dagaal uu ka socda degaanka Oog oo ka tirsan gobolkaas. Xog aan helnay ayaa sheegaysa in...

Maxay ku heshiiyeen Madaxweyne Xasan iyo Cali Jeyte?

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulamo is daba joog ah kula yeelanaya magaalada Maxaas ee gobolka Hiiraan hoggaamiyeyaasha dhaqanka iyo siyaasadda iyo indheergaradka...

Dowladda oo dalka dib ugu soo celineysa ciiidamo ku maqan dalka Eritrea.

Dowladda Federaalka ayaa waddo qorshe ay dalka dib ugu soo celineyso ciidamada muddada dheer tababarka ugu maqan dalka Eritrea. Ciidamadan oo illaa shan kun oo...

Al-Shabaab oo dad shacab ah ku leysay duleedka Ceelbuur.

Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in maanta ay Al-Shabaab ku leysay duleedka degmada Ceelbuur ee gobolkaasi, halkaas oo ay...

Xasan Sheekh oo ka hadlay dagaalkii Cowsweyne, farriin culusna u diray ciidanka.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa shir jaraa’id ku qabtay magaalada Dhuusamareeb ayaa fartiin u diray shacabka iyo ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee...

Soomaaliya iyo Mareykanka oo kala saxiixday heshiis ku kacaya $92 Milyan.

Dowladda federaalka Soomaaliya iyo dowladda Mareykanka ayaa maanta magaalada Muqdisho ku saxiixday mashruuc horumarineed oo lagu taageerayo dowladda federaalka. Wasiirrada Maaliyadda iyo Qorsheynta Qaranka ayaa...

Axmed Madoobe oo saadaaliyay waxa dhici kara haddii laga adkaan waayo Shabaab.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo khudbad ka jeediyay xirtaanka shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee xalay lagu soo gabagabeeyay magaalada...

Xildhibaan Yaasiin Faray oo “qashinka ku daray” hadal ka soo yeeray taageerayaasha Farmaajo.

Xildhibaan Yaasiin Cabdullaahi Maxamuud (Farey) oo kamid ah Golaha Shacabka Soomaaliya, isla-markaana ku sugan jiidda hore ee dagaalka ayaa ka hadlay howlgallada ka socda...

Sacuudiga, Iran, Argentina, Masar, Itoobiya iyo Imaaraadka oo biiraya BRICS.

Sacuudi Carabiya iyo Iran ayaa ka mid ah lix dal oo ku biiraya BRICS si ay xubin cusub uga noqdaan sanadka soo socda, madaxweynaha...

Soomaaliya & India oo yeelanaya iskaashi Caafimaad.

Wasiir ku xigeenka wasaaradda caafimaadka Soomaaliya, Dr. Maxamed Xasan Maxamed oo haatan ku sugan dalka India ayaa howlo shaqo ka wada dalkaasi, kuwaas oo...