26.2 C
Mogadishu
Friday, August 19, 2022

Xasan Sheekh Maxamuud oo markii labaad loo doortay madaxweynaha Soomaaliya

Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa u doortay hoggaamiyihii hore Xasan Sheekh Maxamuud inuu noqdo madaxweynaha Soomaaliya, kaddib doorasho waqti dheer laga soo daahday oo axadii...

Miyuu dib usoo laabtay Dagaalka Farmaajo & Rooble?

Villa Somalia ayaa dagaal ka dhan ah Doorashooyinka kula jirta Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo si hufan u wado shaqadii uu...

Soo koobid Go’aanka gaarka ah ee Garsoore Cabdi-qawi yuusuf.

Garsoore Cabdi qawi Yuusuf Axmad Gudoomiyihii hore ee Maxkmadda cadaaladda adduunka ayaa soo saaray  go’aan ugaar ah maadaama ay jireen arimo uu kaga aragti...

Ciidanka amaanka Galmudug oo gacanta ku dhigay hub loo waday maleeshiyaadka Ahlusunna.

Ciidanka Daraawiishta Galmudug, oo saacadihii la soo dhaafay ku jiray heegan buuxa ayaa deegaanka Galinsoor ee gobolka Galgaduud ku qabtay hub loo waday maleeshiyaadka...

Wiil Soomaali ah oo lagu dilay dalka New Zealand.

Magaalada Auckland ee dalka New Zealand ayaa lagu dilay wiil Soomaali ah, kadib markii ay rasaas ku dhifteen shakhsiyaad ay weli ku raad joogaan...

Shidaalka Somalida iyo Xaraashka Maanta. khatar.

Shidaalka Somalida iyo Xaraashka Maanta. khatar Waa Qoraal aad muhim u ah in aad Akhriso, haba kugu dheeraadee, Fadlan haka caajisin si aad u ogaato...

Hooyo 28 sano guri ku xirtay wiilkeeda si uusan uga dhiman.

Hooyo u dhalatay dalka Sweden oo 70 jir ah ayaa la ogaaday in muddo 28 sano ah ay guri ku qarineysay wiil ay dhashay. Wiilka...

Somalia Must Learn to Stand Alone.

In March 1977, Ethiopia and Somalia edged toward war over the region of Ogaden, which both claimed. Cuba’s revolutionary President Fidel Castro made a...

Imaaraatka Carabta oo fasaxay cabista Khamriga iyo in lamaanaha aan is qabin wada noolaan...

Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa shaacisay in ay dabcinayso qaanuunka islaamiga ah ee xadidaya xoriyadaha shaqsiyaadka. Arrimaha la yaabka leh ayaa ah in loo ogolaanayo lamaanayaasha...

Qormo xasaasi ah: Amniga geeska Afrika wuxuu u baahan yahay Somaliya oo xasiloon.

Danjiraha Jabuuti u jooga Sacuudiga, Ambassador Diya’udiin Saciid Bamakhrama ayaa waxa uu hadalkaasi ku sheegay Maqaal dheer oo uu maalintii Arbacada ee shalay (1-dii Luulyo) ku...