26.2 C
Mogadishu
Friday, August 19, 2022

Maxey ka wada hadleen Gudoomiyaha Aqalka Sare iyo madaxa howlgalka Amisom?

Gudoomiyaha golaha aqalka sare BFS ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u jooga Soomaaliya Danjire Francisco Caetano Madeira Iyagoo ka...

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo 30 sano kadib Dhagax Dhigay Dhismaha Bangiga Dhiigga Soomaaliyeed

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa maanta dhagax dhigay Dhismaha Bangiga Dhiigga Soomaaliyeed oo qayb ah halbeegyada ugu muhiimsan ee wasaaradda...

Maxay ka wada hadleen Sheekh Shariif iyo James Swan?.

Kulan ay ku yeesheen Magaalada London ee dalka Ingiriiska Madaxweynihii hore ee dowaldii KMG aheyd ahna Hogaamiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Sheiekh Shariif Sheekh Axmed...

Dhageyso: Wasiir ka tirsan Puntland oo sheegay in sidii wadan kale deegaanadooda VISA lagu...

Wasiir ku xigeenka wasaaradda Amniga maamulka Puntland Yuusuf Maxamed Ismaaciil, ayaa sheegay in deegaanadooda aysan soo gali Karin Cid aan wadan dal ku gal...

Madaxweyne Kuxigeenka Puntland Karaash oo safar qarsoodi ahaa ku tagay deegaanka Af-Urur.

Madaxweyne Ku-xigeenka maamulka Puntland, Ahna Kusimaha Madaxweynaha Axmed Cilmi Cisaan Karaash iyo wefti balaaran oo uu hogaaminayo ayaa safar shaqo ku gaaray deegaanka Af-urur...

Dowladda oo maamul cusub u magacaabaysa Matabaan.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in maamul cusub loo sameyn doono saacadaha soo aadan degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan. Dowladda Soomaaliya ayaa ku howlan sameynta maamul...

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Oo Ka Qeybgalay Kulan Loogu Qareemayay Gobolka Gardafuu Oo Ay Roobabkii...

Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa xalay ka qeybgalay kulan loogu qareemayo Gobolka Gardafuu oo ay saameyn ku yeesheen roobabkii...

Dhageyso: Duqa Muqdisho oo sheegay in 40 Cisho oo howlgallo ay wadeen la xaqiijiyay...

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Ciidamada amaanka ay ku guuleysteen sugida amniga Caasimada, kadib howlgallo aan kala joogsi leheyn...

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ka arinsaday Sharciga Axsaabta Siyaadda dalka .

Kulan ay isugu yimaadeen Guddiga Arrimaha Gudaha, Maamulada Gobolada iyo Amniga ayaa maanta ka dhacay xarunta Villa Hargeisa. Ajandaha kulanka ayaa ku saabsanaa wax-ka-beddelka iyo...

Madaxweyne Farmaajo oo dalbaday in lala heshiisiiyo dowladda Imaaraatka Carabta.

Warar lagu kalsoonaan karo oo laga helay Ilo wareedyo muhiim ah ayaa sheegaya in todobaadkii hore magaalada Qaahira ee dalka Masar uu safar ku...