25 C
Mogadishu
Friday, August 19, 2022

“Kooxda Al Shabaab ee soo galay degaanka waxay ahaayeen dad Itoobiyaan ah” Mustafe Cagjar.

Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Mustafe cagjar oo habeenkii xalay ahaa Waraysi kooban siiyay Idaacadda VOA qeybteeda Axmaariga ayaa ka hadlay dagaalka u dhaxeeya Ciidamada...

Wasiir Cawad oo taageeray in madaxweyne Xasan Sheekh wada hadalo la yeesho Masar.

Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa ka hadlay sida uu u arko wada-hadallada ay yeesheen madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Masar iyo...

Villa Somalia oo sharaxday mowqifkeeda muranka biyaha ee NILE.

Afhayeenka madaxtooyada Soomaaliya, Cabdikariin Cali Kaar oo u warramay BBC-da ayaa faahfaahin ka bixiyey wadahadalladii dhex-maray madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Masar, kadib markii ay soo...

Dhalinyaro Soomaali ah oo lagu dilay toogasho ka dhacday Mareykanka.

Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya toogasho ka dhacday magaallo ku taallo Mareykanka, laguna dilay 3 dhalinyaro ah oo Soomaali ah. Toogashada ayaa si gaar...

Kenya oo maanta Soomaaliya u soo dhoofinaysa Jaadka Mirowga.

Warar hoose oo aan heleyno ayaa sheegaya in maanta Kenya ay si rasmi ah u bilaabeyso dhoofinta qaadka Miiraa ee la keenayo Soomaaliya, kadib...

Soomaaliya oo IGAD ka heshay lacag dhan $5.4 milyan

Sanduuqa Horumarinta Afrika, oo hoos yimaada Bangiga Horumarinta qaaradda Afrika (AfDB), ayaa ansixiyay $5.4 milyan oo deeq ah oo lagu taageerayo barnaamijyada sugnaanta cuntada...

Ururka EAC oo dedejinaya hanaanka ay Soomaaliya xubin uga noqoneyso

Ururka Bulshada Bariga Afrika, East African Community (EAC) ayaa dedejinaya hanaanka ay Soomaaliya uga mid noqoneyso ururkaas, sida lagu sheegay war-murtiyeed kasoo baxay dhammaadka...

Itoobiya oo shaacisay tirada askarta looga dilay dagaalkii xuduudda ee Al-Shabaab.

Sarkaal sare oo ka tirsan militariga Itoobiya ayaa ka hadlay weerarkii ay Al-Shabaab ku qaaday xuduudda, isaga oo qirtay in tiro askar ah laga...

Soomaaliya oo codsi cusub u dirtay IMF xilli uu dhow yahay waqtigii loo qabtay.

Dowladda Soomaaliya ayaa ka codsatay hay’adda lacagta adduunka ee IMF inay ilaa bisha December ee 2022 gaarsiiso taageerda maaliyadeed ee ay siiso Soomaaliya, sida...

Xassan Sheekh oo qabyadii uu ka tagay 2016 hada dhamaystiraya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta ku wajahan magaalada Arusha ee dalka Tansaaniya halkaas oo uu ka bilaabi doono kulamo kala...