30.1 C
Mogadishu
Thursday, March 28, 2024

War-Fraxad leh: Ilmihii yaraa ee lagu xaday Isbitaalka SOS oo laga helay nawaaxiga madaxtooyada...

Wararka naga soo gaaraya degmada Hurwaa ee gobolka Banaadir, ayaa sheegaya in Xalay la helay Ilmihii yaraa ee habeen ka hor laga xaday Isbitaalka...

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Jeneraal Odowaa Raage oo qarax lagula eegtay Muqdisho.

Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goordhow qarax lala eegtay kolonyo gaadiid ah oo uu la socday Taliyaha cusub ee Ciidanka...

Sidee ku timid qabashada ninka Shabaabka ah ee ka danbeeyay qaraxa maanta ka dhacay...

Laamaha amaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa duhurnimadii maanta gacanta ku dhigay dagaalame ka tirsan Al-Shabaab, kaasoo qarax ku xiray gaari uu watay nin kamid...

Saadaq Joon oo xilkii laga qaaday iyo xiisad ka taagan Muqdisho.

Waarka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in xil ka qaadis lagu sameeyay Taliyaha Ciidanka Booliska gobolka Banaadir Jeneraal Saadaq Cumar Xasan (Saadaq...

Maxaad ka taqaanaa ninka iska leh Websiteka Caasimada.Net?

Axmed Cali Sheekh waa ninka iska leh Websiteka Caasimada Net, kaasoo inta badan lagu Caayo mas'uuliyiinta kala duwan ee Soomaalida, si lacago looga helo,...

Maxey tahay ujeedada qarsoon ee musharixiinta mucaaradka ee Galmudug u diideen Guddigii la soo...

Qaar kamid ah mucaaradka dowladda ayaa dhaliilay xubnaha Wasaarada arrimaha gudaha Soomaaliya ay u soo magacawday daadihinta howlaha lagu dhisay Galmudug ay ku dhan...

Dowladda Soomaaliya iyo Shabaab oo hal arin markii u horeyay isla qaatay.

Amiirka Al-Shabaab, Sheekh Axmad Diiriye Abuu Cubeyda, ayaa ka hadlay dacwada Badda Soomaaliya ee muranka galisay dowladda Kenya, taasoo Kiiskeeda uu horaalo Maxkamada Cadaalada...

Shabaab oo macaamiil cusub u raadinaya Dekeda Muqdisho oo ay Malaayiin Doolar ka helaan.

Kooxda Al-Shabaab ayaa amar culus dul dhigtay ganacsatada ku dhaqan gobolka Hiiraan, taasoo ku aadan badeecooyinka iyo Alaabaha kale ee ay kala degaan Dekedaha...

Sarkaal sare oo Shabaab ah oo ka baxsaday Saldhigga Booliska degmada Waaberi.

Sarkaal sare oo ka tirsan Kooxda Al-Shabaab ayaa Galabnimadii Sabtida ee todobaadkan ka baxsaday Saldhiga Booliska degmada Waaberi ee ku yaala aagga aadka loo...

Xildhibaan lagu weeraray qarax ka dhacay Muqdisho iyo dhimashada ka dhalatay.

Warar goordhow soo gaaray Xaldoon.Net, ayaa sheegaya in Xildhibaan C/Qaadir Caraboow oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya uu ka badbaaday qarax lagula...