26.2 C
Mogadishu
Friday, August 19, 2022

Maxaa hortaagan in la magacaabo golaha wasiirada HirShabelle?

Xildhibaan Sharmaarke Xasan Ganey oo ka mid ah baarlamaanka HirShabelle ayaa si adag uga hadlay sababta illaa iyo hadda uu madaxweyne Cali Guudlaawe usoo...

Saraakiil ka tirsan Al Shabaab oo lagu qabtay Boosaaso.

Xubno ka tirsan Ururka Al Shabaab ayaa lagu qabtay magaaladda Boosaaso ee xarunta gobolka Bari sida ay sheegeen saraakiisha amaanka ammaanka Puntland oo howlgalo...

Tirada Al Shabaab iyo baaxada dhulka ay maamulaan oo la shaaciyay.

Kooxda Al-Shabaab ayaa hadda maamusha 70% koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya oo ay isku ballaarisay sanadihii u dambeeyay, waxaana guulahaasi ka kaawiyay khilaafyada siyaasadeed ee...

Ciidamada ammaanka oo rag hubeysan ku qabtay Muqdisho.

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo saaka ciidamada ammaanka ay ka sameeyeen xaafadda Suuqa Xoolaha ee degmada Heliwaa, kaas oo lagu...

Majiraa qodob dastuuri ah oo Ra’iisul wasaare Xamze ku qasbaya in uu 30 bari...

Waxaa saacadihii la soo dhaafay xoogeysatay dood ku saabsan mudada uu Ra’iisul Wasaare Xamze Cabdi Barre sharci u heysto inuu ku soo magacaabo golihiisa...

Kooxda Al-Shabaab oo si ay u niyad jabiso dadka reer Baxdo beegsanaysa waxgaradka deegaanka.

Kooxda Al-Shabaab ayaa magaalada Muqdisho ka bilowday beegsi ka dhan ah beesha Xaaji Saleebaan ee Habargidir, gaar ahaan waxgaradka deegaan ahaan ka soo jeeda...

Muhiimada 11 qodob oo ay ku heshiiyeen Soomaaliya iyo Kenya.

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Uhuru Kenyatta ayaa war-mrtiyeed wadajir ah kasoo saaray wada-hadallo ay ku yeesheen magaalada Nairobi ee caasimadda...

Maxay salka ku haysaa xiisada ka dhex qaraxday Ukrain iyo Kuuriyada Waqooyi?.

Ukraine ayaa xiriirka u jartay Kuuriyada Waqooyi sababo la xiriira aqoonsiga Pyongyang ee labada "Jamhuuriyada dadka" ee bariga Ukraine kuwaas oo Ruushku u aqoonsaday...

Caqabaddii heysatay dhalinyarada ku maqan Eritrea oo la xaliyey

Madaxweynaha Soomaaliya,  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaciyey in la xaliyey caqabad heysatay dhalinyarada Soomaaliyeed ee tababarka ugu maqan Eritrea, kadib kulan uu la qaatay...

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo maanta ku sii jeeda Puntland ka dib dagaalkii Boosaaso.

Wafdi ballaaran oo uu horkacayo Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha u qaabilsan abaaraha, Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa maanta la filayaa inuu gaaro Puntland, si uu...