31.9 C
Mogadishu
Friday, March 29, 2024

Deegaanadii ugu badnaa oo mar kaliya laga qabsaday Kooxda Al-Shabaab.

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgal Ciidamada xoogga dalka ay ka sameeyeen deegaano hoos taga degmada Balcad ee gobolka Sh.Dhexe, halkaas oo...

Sawirro: Kulamo gaar gaar ah oo durba ka bilowday magaalada Cadaado.

Xalay Magalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud waxaa ku hoyday wufuud kala duwan oo ka tirsan dowladda Soomaaliya oo uu ka mid yahay Ra’iisul Wasaaraha...

AQRISO: Hal ujeedo oo Wasiir Janan Vila Somaliya u keensatay Muqdisho.

Wasiirka Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan C/nuur Janan oo ka mid ah Xubnaha aadka ugu dhow Axmed Madoobe ayaa Arbacadii shalay soo gaaray Muqdisho. Socdaalkiisa ayaa...

DAAWO: Wararkii u danbeeyay ee magaalooyinka Cadaado iyo Dhuusa-Mareeb.

https://www.youtube.com/watch?v=BzMZJAo1G1k&feature=youtu.be

Dhageyso: RW Khayre oo amaan kala dul dhacay Madaxweynaha Galmudug uu Dhuusa-Mareeb ka eryaday.

Magaalada Cadadao waxaa gaaray Ra’iisul Wasaaraha dalka Xasan Cali Khayre, kaasoo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada oo ah xarunta Baarlamaanka Galmudug. Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya...

AQRISO: hal qodob oo Khayre iyo Sheekh Shaakir isku fahmi la’yihiin, si doorashada loo...

Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusa-Mareeb ee xarunta gobolka Galgaduud, ayaa sheegaya inaan wali loo kala kicin wadahadal u dhexeeya dowladda Soomalaiya iyo maamulka...

Sawirro: Ciidamada Amisom oo Saddex askari si arxan darra ah ugu dishay deegaanka Ceelasha...

Ciidamada Amisom ayaa mooto ay saarnaayeen laba askari iyo darawalkii mootada ku dar daray Deegaanka Ceelasha biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho. Sida wararku sheegayaan, maydka...

Mareykanka oo ku baxay xiisada Kenya iyo Somaliya

Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in ay ku howllan tahay sidii ay u kala dhexgeli lahayd dalalka Kenya iyo Soomaaliya. Danjiraha Mareykanka ee Dalka Kenya...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo iska diiday inuu dego Madaxtooyada Cadaado oo si aad ah...

Magaalada Cadaado waxaa goordhow gaaray wafdi horudhac u ah Ra'iisul Wasaraaha dalka Xasan Cali Khayre, kuwaasoo sii sahminaya amaanka magaalada. Sida wararku sheegayaan, Saraakiisha hab...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya oo xalay ka qeyb galey Munaasabad Lagu Maamuusayo 26-ka juun...

Munaasabada Lagu Maamuusayay sannad guurada 59-aad ee ka soo wareegtay xornimadii Gobollada Waqooyi ee dalka, waxaa Ka soo qeyb galey Gudoomiyaha Baarlamanka Koonfur Galbeed...