31.1 C
Mogadishu
Thursday, March 28, 2024

Dowladda Soomaaliya oo ku jah wareersan sida ay u xalin leheyd Safiirafa Soomaaliya ee...

Madaxweyne kuxigeenkii hore ee Puntland C/xakiin C/llaahi Camey oo bilo ka hor Golaha Wasiirada u magacaabeen Xil Safiir ayaa noqon doona Safiirka Soomaaliya ee...

Muqdisho: Gudoomiye degmo oo xilka laga qaaday iyo Darawalka ninka la eryay oo xilkaas...

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Injneer Cabdi raxmaan Cumar Cismaan Yariisoow, ayaa maanta xil ka qaadis ku sameeyay Gudoomiyihii degmada Kaxda Maxamed...

Xildhibaano iyo Siyaasiyiin ku baaqay in la sii daayo Wariye Cali Aadan Muumin.

Xildhibaan Cabdi raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo ka tirsan golaha Shacabka ayaa Cambaareeyay xariga saaka Muqdisho loogu geystay Wariye Cali Aadan Muumin oo ah...

Qarax xooggan oo goordhow ka dhacay deegaanka Tareedisho iyo khasaaraha ka dhashay

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Tareedisho ee duleedka magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in Saddex askari oo ka tirsan Ciidamada dowladda Soomaaliya lagu dhaawacay qarax...

Wariyihii ugu caansanaa baraha bulshada Muqdisho oo la xiray.

Wariye Cali Aadan Muumin oo ka tirsan Warbaahinta Goob Joog ee magaalada Muqdisho, ayaa saaka lagu xiray xarunta baarista danbiyada ee C.I.D. Sida wararka sheegayaan...

Dhageyso: Xildhibaan Xidig oo Dacwo ka dhan ah Axmed Madoobe u gudbiyay xeer ilaalinta...

Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xidig oo sidoo kale ah musharax u taagan qabashada Xilka madaxtinimo ee Jubaland, ayaa eedeyn culus u jeediyay madaxtooyada maamulka Jubaland,...

Immisa weerar ayuu Mareykanka bishan kaliya ka geystay gobolka Bari oo uu ku dilay...

Dowladda Mareykanka ayaa sare u qaaday weerarada dhinaca Cirka ah ee ay ka fuliso deeganaada maamulka Puntland, iyadoo bishan kaliya ay geysteen Lix weerar...

Mid ka mid ah dalalka Yurub oo aqoonsaday Baasaboorka Diblomaasiga & kan Shaqaalaha Soomaaliya.

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub Danjire Cali Saciid Faqi, ayaa sheegay in dowladda Holand oo kamid ah wadamada ugu waaweyn dalalka Yurub ay...

RW Khayre oo kulan deg deg ah la yeeshay laamaha amaanka, xili amniga Muqdisho...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa guddoomiyay kulan looga hadlay amniga caasimadda oo lagu qabtay taliska qeybta guud ee Booliska gobalka Banaadir. Kulankan oo...

Gabar 22 sano jir eheyd oo xalay Gaalkacyo lagu dilay, xili ay Taraawiix ka...

Koox Burcad ah ayaa xalay Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ku dishay gabar 22 sano jir ah oo lagu magacaabi jiray Nimco Cumar Shire (Xuuray). Allaha u...