30.1 C
Mogadishu
Thursday, March 28, 2024

Madaxweyne Farmaajo oo safar deg deg ah ku aadaya Boqortooyada Sacuudi Carabiya.

Warar goordhow na soo gaaray ayaa sheegaya in madaxweynaha dalka Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo uu safar deg deg ah ku aadayo dalka Sucuudi Carabiya,...

Xildhibaan C/rashiid Xidig oo isku day dil ahaa ka badbaaday.

Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, ayaa sheegaya in ilaalada Musharaxa madaxweyne Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xidig ay fashiliyeen qarax Miino...

Somaliland: 2 Ajaanib  ah wey dhimatay, 4 kalena waa dhaawac.

Warar dheeraada ayaa ka soo baxaya shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay inta u dhaxeysa Hargeysa iyo Berbera, gaar ahaan...

Maxkamada Ciidamada oo xukun dil toogasha ku riday askari dilay Wiil Mooto Bajaajle ahaa.

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun dil toogasha ah ku riday askari ka tirsan Ciidanka booliska Soomaaliya, kaasoo loo heysto dil...

Dhageyso: Somaliland oo Hargeysa ku casuuntay C/raxmaan C/shakuur si loo bilaabo wadahadalka Somaliya iyo...

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah UCID ee Somaliland, ayaa sheegay in Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/Shakuur Warsame uu Hargeysa u tagayo sidii uu door uga...

Qarax gaari oo ka dhacay magaalada Muqdisho.

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa qarax lala eegtay gaari SURF ah oo ay saarnaayeen ilaa Shan ruux, kuwaasoo marayay deegaanka Weydoow ee...

Madaxweynaha Puntland oo Afur iyo Casho sharaf u Sameeyey Isimada Gobolka Mudug.

Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada Gaalkacyo xalay afur iyo Casho sharaf ugu sameeyey isimada gobolka Mudug. Kulanka afurka iyo cashada ah...

Sawirro: madaxweyne Farmaajo oo xalay gaaray dalka Koofur Afrika.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika. Madaxweynaha ayaa maanta oo Sabti...

Booliska oo Muqdisho ku dilay qof Shacab ah iyo Burcad dhac geysanayay.

Ciidamada amaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa xalay magaalada Muqdisho ku dilay laba qof oo midi yahay Burcad hubeysnaa, halka ruuxa kalena uu ahaa qof...

Madaxweyne Farmaajo oo u dhoofay wadanka ugu badan ee lagu xasuuqo Shacabka Soomaaliyeed.

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhaw u ambabaxay dalka Koonfur Afrika, halkaas oo uu kaga qeb galayo Caleema-saarka Madaxweynaha la doortay...