29.1 C
Mogadishu
Friday, March 29, 2024

Dowladda Soomaaliya oo saaka la soo baxday wixii Ciidan ahaa ay heysatay.

Ciidamo fara badan oo boolis iyo Milatari ah ayaa saaka dowladda ku soo daadisay wadooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho, kuwaasoo feejignaan dheeri ah ku...

Dhageyso: Shan qof oo isku qoys ah oo Caawa si arxan darro ah loogu...

Koox hubeysan ayaa Caawa Xaafada Kaawa Godeey ee degmada Wadajir waxa ay ku dishay 5 qof, halka ay dhaawaceen 3 qof oo kale, iyadoo...

Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha cusub ee Baxrayn iyo Burundi.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha cusub ee Boqortooyada Baxrayn iyo Dowladda Burundi ay usoo magacaabeen...

Sawirro: Banaanbaxyo beri laga cabsi qabo iney Muqdisho ka dhacaan iyo dowladda oo diyaarsatay...

Dowladda Soomaaliya ayaa isu diyaarineysa sidii ay uga hortagi leheyd banaanbaxyo abaabulan oo la sheegay  in beri oo Khamiis ah ka dhacayo inta badan...

Taliye Kuxigeenka Booliska Soomalaiya oo ka hadashay khasaaraha iyo nooca uu ahaa gaariga ku...

Taliye Kuxigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliya Gaashaanle Sare Zakiya Xuseen Axmed ayaa sheegtay in 4 qof ay ku dhinteen qarixii xoogganaa ee ka dhacay Wadada...

Khasaaraha: Qarax Xooggan oo goordhow ka dhacay nawaaxiga Saldhigga Waaberi.

Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax aad u xooggan uu goordhow ka dhacay Isgoyska Debka, kaasoo sababay khasaare kala duwan. Qaraxa oo...

Golihii Iskaashiga Dowlad goboleedyada oo dib u soo laba kacleeyay

Madaxweynayaasha maaamulada Puntland, Galmudug iyo Jubaland ayaa shir ku yeelanaya magaalada Nairobi, kaasoo ay uga hadlayaan sidii ay u xoojin lahaayeen xiriirkooda. Madaxweynaha Puntland Siciid...

Fashilaad: Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Sheegtay gawaari Jaamacada Carabta ay ugu deeqday Soomaaliya.

Gudoomiyaha gobolka Banaadir Cabdi raxmaan Cumar Cismaan (injineer Yariisoow), ayaa sheegtay gawaari gurmadka deg dega ah oo Jaamacada Carabta ay ugu deeqday Soomaaliya. Qoraal lagu...

Todobo qof oo loo heysto dilka iyo gubidii Axmed Dowlo oo Maxkamad ka soo...

Maxkamada gobolka Banaadir waxaa maanta ka bilaabatay dhageysiga dacwad loo heysto dad ku eedeysan Kiiskii dilka iyo gubida isugu jiray ee Marxuum Axmed Mukhtaar...

Taliye Nabad Sugid Maamul goboleed oo lagu qarxiyay magaalada Muqdisho.

Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in barqanimadii maanta uu qarax xooggan ka dhacay wadada Maka Al-Mukarama. Qaraxa oo ahaa Miinada nooca dhejiska...