30.9 C
Mogadishu
Tuesday, March 19, 2024

Atlas Lions:- sidee ayay tamar cusub ugu shubeen kubbadda Afrika iyo Carabta?

Xulka qaranka Marooko ayaa soo dhawayn balaaram looga sameeyay dalkooda ka dib markii ay ku guulaysteen in ay kaalinta afraad kaga soo baxaan koobka...

Macalin Nuur maanta wuxuu naga mudanyahay wax ka weyn Mahadcelin & Hambalyo.

Macalin Nuur Maxamed Amiin waa maskaxdii ka dambeysay guusha Xulka Qaranka 17 jirrada oo maanta qaaday koobka 17 jirrada Bariga iyo Bartamaha Afrika taariikhda...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddooninayo shirka golaha wasiirada.

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu maanta ka qaybgalo shirka todobaadlaha ah ee golaha wasiirada, kaas oo ah mid xadaasi ah. Shirka...

Ganacsato Soomaali ah oo lagu dilay Koonfur Afrika

Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in xalay muwaadiniin Soomaaliyeed oo sidoo kale ka mid ahaa ganacsatada ku dhaqan dalkaas lagu dilay...

Maxay tahay sababta uu Sergio Ramos ugu soo bilaaban waayay labadii kulan ee ugu...

Kabtanka kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa la safray xulka qaranka dalka Spain iyadoo ay jirto xoogaa cabsi dhaawac oo aan badneyd. Laacibkan ayaa...

Maxaa ka soo kordhay wada xaajoodka heshiis kordhinta ee Real Madrid iyo Sergio Ramos?

(Madrid) 01 Abriil 2021. Kabtanka kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa ka hadlay waxa ka cusub wadahadalada lagu cusbooneysiinayo qandaraaska uu kula...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO U HAMBALYEEYEY XULKA KUBADDA CAGTA GOBOLKA BANAADIR

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyey Xulka Kubadda Cagta Gobolka Banaadir oo ku guuleystay Koobka Tartanka Dowlad Goboleedyada Dalka...

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay darbiga garoonka Jaamacadaha oo soo dumay iyo dad wali...

Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in goordhow uu soo dumay Qeybta VIP-da ee Garoonka Jaamacadaha ee ku yaala degmada Hodan, iyadoo uu...

UEFA oo ganaax adage dul dhigeesa xulka Montenegro

kadib cayaar dhex martay xulalka England iyo Montenegro kulankaas oo kusoo dhamaaday 1:5 oo ay guusha ku raacday xulka England ayaa waxa taagerayasha xulka...